|

DAAWO: Beesha Cismaan Maxamuud oo maantay shir…

14 Dec (Allshacabka)-Qaar ka mid ah odayaasha iyo waxgaradka qardho oo ku eedeeyay Maamulka puntland siyaasiyiin doorshada ku jira iyo isimo isbahaystay In ay musuqmaasuqeen kursiga 36 sodon iyo lixaad ee baarlamaanka federaalka Somaliya.

Nabadoonada yaa sheegay in la bedelay ergadii ay soo xuleen laguna bedelay dad aan u dhalan beelweynta daarood, waxay sidookale sheegeen in doorashada la marin habaabiyay lana qabtay wakhtigii laysku ogaa wakhti aan ahayn arintaasna uu fududeeyey gudoomiyaha gudiga doorshada Nabadoon khaliif oo qayb weyn ka qaatay wax isdabo marinta waa sida ay hadalka u dhigeene.

Mid Ka mid ah odayaasha shirka Jaraa’d qabtay ayaa si toos ah u carab dhabay kuna eedeeyay arintii dhacday in uu qayb ku lahaa boqorka beelweynta daarood.

DAAWO.

Laxariir

Allshacabka@yahoo.com

Allshacabka1@gmail.com

Short URL: http://www.allshacabka.com/?p=9190

You can leave a response or trackback to this entry >ping_status)) { // Only Pings are Open ?> Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

Haddii aad awoodid qaybta Sare ee Facebook aragtidaada ku dhiibo.

300x250 ad code [Inner pages]