|

SAWIRRO: Jen. Afdaloow oo xilka la wareegay iyadoo..

10 January  (Allshacabka)- Taliyaha cusub ee qeybta booliska gobolka Mudug ahna taliyaha argagixiso ladirirka gobolka Jen. Cismaan Xasan Cowe (Afdalow) ayaa maanta xilkiisa kala wareegay taliyihii hore booliska gobolka gaashaanle sare Cabdiwaaxid Cabdulle Warsame.

Taliyaha cusub oo ay galbinayaan ciidamada kumaandooska saldhiga Godod iyo kuwa difaaca Mudug ee saldhiga Miir ayaa yimid goobta uu xilka kula wareegay.

Xaflada xil wareejinta waxaa kasoo qayb galay Wasiiro iyo Gudoomiyaha Gobolka Mudug Xassan Maxamed Khaliif Abgaaloow iyo madax kale.

SAWIRRO:


dsc_0003dsc_0009dsc_0012dsc_0018dsc_0029dsc_0032dsc_0035dsc_0058

dsc_0065dsc_0046dsc_0023

Codadka goordhaw kala soco www.allshacabka.com.

Laxariir

Allshacabka@yahoo.com

Allshacabka1@gmail.com

Short URL: http://www.allshacabka.com/?p=9833

You can leave a response or trackback to this entry >ping_status)) { // Only Pings are Open ?> Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

Haddii aad awoodid qaybta Sare ee Facebook aragtidaada ku dhiibo.

300x250 ad code [Inner pages]