|

DAAWO: Beesha Naaleeye Axmed oo ciidan badan gaystay Buura-wadal

LAASCAANOOD 13 JULY (ALLSHACABKA)

Wasiirka Warfaafinta iyo saraakil katirsan Dowladda Puntland ayaa maanta soo dhaweyeey Ciidamo Cusub oo kayimid gobalka sool oo kusoo biiray howlgalka lagu xoreynayo gobalka Sool,iyadoo saraakisha goobta ka hadashay sheegeen in dhawaan ay bilaaban doonto howlgalka xoreynta Gobalka sool.

Ciidamaddan ayaa ka qayb qaadan doona Xoreynta loogu jiro gobalka sool iyo sidi gacanta ugu dhigi lahayeen dhulka Puntland ay leedahay ee gacanta ugu jira Maamulka somaliland.

Laxariir

Allshacabka1@gmail.com

Short URL: http://www.allshacabka.com/?p=19275

Comments are opened

300x250 ad code [Inner pages]