|

SIDEE LOO DABAAL DEGAY PUNTLAND 20 SANO KAHOR?

GAROOWE, 03 AUGUST (ALLSHACABKA)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo Golihiisa Wasiirada ayaa caawa magalada Garowe uga qeyb galaya Munaasabadda 20 sano guuradii ka soo wareegatay markii la aas aasay Puntland.

Khayre ayaa maanta la filayay inuu Garowe ka soo ambabaxo balse waxaa baajiyay oo codsaday inuu joogo Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas, si uu uga qeyb galo Munaasabadda.

Sanad walba Munaasabadan ayaa waxaa la qaban jiray Kowda August, balse waxaa sanadkan ku yimid dib u dhac kadib markii ay saameysay xiisad ka dhalatay dhagax dhigga Dekada Garacad.

Ammaanka magaalada Garowe gaar ahaan Madaxtooyada Puntland oo Munaasabadda ay ka dhaceyso ayaa aad loo adkeeyay, waxaana socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee xafladaasi.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdigiisa Golaha Wasiirada waxaa la qorsheynayaa berri wixii ka dmabeeya inay ku soo laabtaan magaalada Muqdisho.

SIDEE LABAATAN SANO KAHOR LOOGA DABAAL DEGAY PUNTLAND SANAD GUURADII UGU HOREYSAY?

Sanad guurada labaatanaad ee Puntland u dabaal degayso jiritaankeeda ayaa wuxuu kusoo aadayaa iyadoo inta badan Puntland dhul balaaran laga heysto, ciidamo aysan mushaar qaadan amniguna uu yahay midkii ugu xumaa taariikhda Puntland iyadoo habeen walba la dilo haldoor Puntland.

Laxariir

Allshacabka1@gmail.com

Short URL: http://www.allshacabka.com/?p=19479

Comments are opened

300x250 ad code [Inner pages]