|

DHAGEYSO: BARNAAMIJKII SAAKA IYO DUNIDA EE DALJIR

GAROOWE, 03 DECEMBER (ALLSHACABKA)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe ka soo daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi.

Qodobada aad ku maqli doontaan waxaa kamid ah wararka Soomaaliya iyo caalamka ugu waaweyn oo xiiso badan.

Sidoo kale waxaad barnaamijka Saaka iyo Dunida ku maqli doontaan xubnihii joogtada ahaa oo aad maqli jirteen maalin walba oo Isniin ah.

DHAGEYSO

Laxariir

Allshacabka1@gmail.com

Short URL: http://www.allshacabka.com/?p=20575

Comments are opened

300x250 ad code [Inner pages]