DHAGEYSO: BARNAAMIJKII SAAKA IYO DUNIDA EE DALJIR

GAALKACYO, 10 MAY (ALLSHACABKA)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya  Jaamac Cabdiraxmaan Axmed, Daljir Garoowe.

Qodobada aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah barnaanijka saaka iyo dunida ee Daljir, wararka Soomaaliya iyo caalamka ugu waaweyn oo xiiso badan.

Sidoo kale isla Barnaanijka saaka iyo dunida ee Daljir waxaad ku dhageysan doontaan xubnihii joogta ahaa oo aad maqli jirteen maalin walba oo Jimce ah.

DHAGEYSO

Laxariir

Allshacabka1@gmail.com


Wakiilka Xogta Shacabka Allshacabka.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Allshacabka@yahoo.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

 
/