DHAGEYSO BARNAAMIJKII SAAKA IYO DUNIDA EE DALJIR

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Xasan Dhalo.

Qodobada aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah wararka ugu waaweyn Soomaaliya iyo caalamka oo xiiso badan.

Sidoo kale waxaa ku dhageysan doontaan xubnihii joogta ahaa oo aad maqli jirteen maalin walba oo Talaado ah.

DHAGEYSO

Laxariir

Allshacabka1@gmail.com


Wakiilka Xogta Shacabka Allshacabka.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Allshacabka@yahoo.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

 
/