“Author Archive”
Stories written by admin

Madaxweyne Axmex Karaash oo kormeeray xafiisyada

GAROOWE, 20 FEBRUARY (ALLSHACABKA) Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Kormeeray Xaafiisyada Madaxtooyada Puntland ee Garoowe. Feebaraayo 20 2019, Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa kormeeray xafiisyada Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe, oo ay ku sugnaayeen saraakiisha xafiisyada. Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo uu booqashada ku wehelinaayey Agaasimaha Shaqada iyo shaqaalaha Madaxtooyada Dowladda Puntland Ciise […]

February 20th, 2019 | Posted in Wararka,Warbixinno | Read More »

Ganacsatada Soomaaliyeed oo joojiyey qaadkii ay ka keeni jireen Kenya

GAROOWE, 19 FEBRUARY (ALLSHACABKA) Qaar ka mid ah Ganacsatada qaadka keena dalka oo Warbaahinta kula hadlyay Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde Muqdisho ayaa garab istaag waxa ay u muujiyen dowladda Federaalka Soomaaliya oo khilaaf soo kala dhexgalay dowladda Kenya. Guddoomiyaha qaadleyda Soomaaliyeed Qooje Maxamuud Qayliye ayaa sheegay inay ka maarmaan ka Ganacsiga qaadka miirowga ee laga keeno […]

February 19th, 2019 | Posted in Wararka,Warbixinno | Read More »

Shirkada Spectrum oo war ka soo saartay arrinta sahminta shidaalka Soomaaliya iyo cabashada kenya

GAROOWE, 19 FEBRUARY (ALLSHACABKA) Spectrum oo ah shirkaddii sameysay sahanka shidaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in shirkii London ka dhacay aan marnaba lagu xaraashin xirmooyin la sahmiyay ee shidaalka Soomaaliya. Shirkadda Spectrum ayaa sheegtay in dhul badeedka sahminta shidaal lagu sameeyay ee xogtiisa lagu soo bandhigay London uu yahay dhul ay leedahay Soomaaliya. Waxaa ay sheegtay […]

February 19th, 2019 | Posted in Wararka,Warbixinno | Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay dalka Burundi

MUQDISHO, 18 FEBRUARY (ALLSHACABKA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Burundi, kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa dalkaas. Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha dalka Burundi Mudane Pierre Nkurunziza ayaa ka wada hadli doona xoojinta iyo horumarinta xiriirka labada dowladood iyo sare u qaadidda […]

February 18th, 2019 | Posted in Wararka,Warbixinno | Read More »

Kenya oo shuruudo adag hor dhigtay Soomaaliya, si xal looga gaaro khilaafka labada dal

NAIROBI, 18 FEBRUARY (ALLSHACABKA) Dowladda Kenya ayaa shuruudo adag hor-dhigtay dowladda Soomaaliya, si loo soo celiyo xiriirkii diblomaasiyadeed ee labada dal, kaddib markii maalin ka hor ay Kenya u yeeratay Safiirkeedii u fadhiyay Muqdisho, kuna amartay Safiirkii Soomaaliya inuu dalkeeda ka baxo. Sida ay qoreen warbaahinta Kenya oo soo xiganayay Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda […]

February 18th, 2019 | Posted in Wararka,Warbixinno | Read More »

SAWIRRO: Maxaan kala soconaa Shirkada KEBARCO ee wadooyinka?

GALKACYO, 17 FEBRUARY (ALLSHACABKA) Waxaa si xawliya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug uga soconaya dhismayaasha wadooyin laamiya oo casri ah, tayadooduna sareyso. Saleebaan Xusseen oo ka mida ganacsatada reer Puntland, gaar ahaana magaalada Gaalkacyo oo ka hadlaya Shirkada KEBARCO oo ah mida wada dhismayaasha wadooyinka ayaa yiri “Mudo badan ayaan ka shaqaynayey Puntland oo […]

February 18th, 2019 | Posted in Wararka,Warbixinno | Read More »

Puntland oo ka hortagtay weerar ay qorsheynayeen Al-Shabaab

GALKACYO, 17 FEBRUARY (ALLSHACABKA) Ciidamada amniga dowladda Puntland ee PSF ayaa howlgal ka dhan ah Al-shabaab ka fuliyey deegaano ka tirsan Buuraha Cal-Madow oo ay ku dhuumaalaystaan Al-shabaab. Dawladda Puntland ayaa sheegtay in howlgalkaasi ay uga hortageen weerar kaga yimid dhinaca ururka Al-shabaab ee ku sugan Buuraha Cal-Madow, gaar ahaan Buuraleyda  Warbad iyo Gebidheer, isla […]

February 17th, 2019 | Posted in Wararka,Warbixinno | Read More »

Kusimaha NISA Fahad Yaasiin oo la sheegay inuu Nairobi ka soo tagay, saacado ka hor go’aankii Kenya

GAROOWE, 17 FEBRUARY (ALLSHACABKA) Kusimaha Agaasimaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin ayaa shalay gelinkii dambe dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib muddo bil iyo dhowr cisho oo uu ku sugnaa magaalada Nairobi. Fahad Yaasiin ayaa la sheegay inuu saarnaa diyaaradii shalay Muqdisho ka qaaday Safiirkii Kenya u fadhiyay Soomaaliya Lucas Tumbo, […]

February 17th, 2019 | Posted in Wararka,Warbixinno | Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Xiisada siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Kenya [Warbixin]

NAIROBI, 17 FEBRUARY (ALLSHACABKA) Xiisada siyaasadeed ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya ayaa heerkii ugu xumaa gaaray, tan iyo markii uu bilowday muranka u dhaxeey labada dal ee dhinaca xuduuda badda, taasoo soo jiitameysay muddo 10 sano ah. Tallaabadii shalay ay qaaday Kenya ee ay Safiirkeeda ula noqotay, kuna amartay inuu dalkeeda ka baxo Safiirkii […]

February 17th, 2019 | Posted in Wararka,Warbixinno | Read More »

NEW MUSLIM LAWMAKERS’ CRITICISM OF ISRAEL PRESSURES US DEMOCRATS

The support for a boycott of Israel by the first two Muslim women in the US Congress has opened a breach in the Democratic Party and threatens to create a fissure in the ironclad US-Israeli alliance. Ilhan Omar and Rashida Tlaib made their debut in the House of Representatives in January openly declaring their support […]

February 17th, 2019 | Posted in News In English,Wararka,Warbixinno | Read More »

300x250 ad code [Inner pages]