“Author Archive”
Stories written by admin

Motion filed to impeach Somali president – statement

MOGADISHU (Reuters) – The top official of Somali’s parliament administration said on Sunday he had filed a motion with the speaker of parliament to impeach the country’s president, Mohamed Abdullahi. “We have filed an impeachment against the president of the federal republic of Somalia,” Abdikarim H. Abdi Buh said in a statement. Constitutionally, 92 lawmakers have […]

December 9th, 2018 | Posted in News In English,Wararka,Warbixinno | Read More »

AKHRISO: Madaxweyne Farmaajo oo shaqada laga cayrinayo

MOQDISHO, 09 DECEMBER (ALLSHACABKA) Qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Federalka oo ka gudbiyay mooshin Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa qodobada ay ku eedeynayaan waxaa kamid ah inuu ku xadgudbay dastuurka gaar ahaan qodobkiisa 36aad,ku xadgudub xilka iyo awoodaha Madaxweynaha iyo inuu Madaxweynuhu heshiisyo la soo galay madaxweynayaasha Itoobiya iyo Eritrea. Mooshinkan ayaa saxiixay tiradii […]

December 9th, 2018 | Posted in Wararka,Warbixinno | Read More »

Galmudug oo isku heysata Madaxweyne kuxigeenka

CADAADO, 08 DECEMBER (ALLSHACABKA) Wararka laga helayo magaalada Dhuusa Mareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu khilaaf xoogan soo kala dhex galay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Hoggaanka sare ee Ururka Ahlusuna Waljameeca. Khilaafkaan maalmihii u dambeeyey soo shaacbaxay ayaa salka ku haya doorashada Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo horay Xildhibaanada Galmudug qeybtooda fadhiya […]

December 8th, 2018 | Posted in Wararka,Warbixinno | Read More »

DHAGEYSO: Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiiladda Puntland oo go’aamo soo saaray

GAROOWE, 07 DECEMBER (ALLSHACABKA) Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland ee 2019 ayaa maanta oo taariikhdu tahay 6 December 2018 kulankoodii ugu horreeyey ku yeeshay xarunta Golaha wakiiladda Dowladda Puntland ee Garoowe. Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa magacaabay gudigan oo ka kooban 7 xubnood iyo xoghayn, kadib markii madaxweynuhu kusoo saaray Xeer Madaxweyne […]

December 7th, 2018 | Posted in Wararka,Warbixinno | Read More »

Shirar ka socda magaalada Kismaayo si xawliya

KISMAAYO, 07 DECEMBER (ALLSHACABKA) Magaalada Kismaayo waxaa ka soconaya kulamo ay wadaan masuuliyiin ka socda golaha aqalka sare ee Soomaaliya iyo madaxda maamulka Jubaland. Gudoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo shalay isaga iyo wefdi la socda ay gaareen magaalada kismaayo ayaa xalay kulamo halkaasi kula qaatay madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam […]

December 7th, 2018 | Posted in Wararka,Warbixinno | Read More »

Garyaqaan Guud ee Puntland; ”Ma lahan Camey awood uu ku magacaabo guddiga xalinta khilaafadka”

GAROOWE, 07 DECEMBER (ALLSHACABKA) Garyaqaanka guud ee maamulka Puntland Maxamed Yuusuf Maxamuud  ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku caddeeyay in madaxweyne ku xigeenka Puntland uusan awood u lahayn magacaabista guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka cusub. Qoraalka ka soo baxay xafiiska Garyaqaanka guud oo laga tixraacay Dastuurka Puntland iyadoo lagu sheegay in qodobada […]

December 7th, 2018 | Posted in Wararka,Warbixinno | Read More »

MUUQAAL+SAWIRRO+WARBIXIN: Sidee Cali Xaaji loogu soodhaweeyey Badhan?

BADHAN, 06 DECEMBER (ALLSHACABKA) Murashax Dr. Cali Xaaji Warsame oo maalmihii ugu dambaysay socdaal ku marayay deeganada Puntland ayaa maanta socdaal ku gaaray magalada Badhan ee xarunta gobalka Sanaag, dadweyne waxgarad, cuqaal iyo isimo leh ayaa si weyn u soo dhaweyeey wafdiga murashaxa dadkaaso aad ugu faraxsanaa in murashaxu soo gaaro gobalka Sanaag oo in […]

December 6th, 2018 | Posted in Wararka,Warbixinno | Read More »

SAWIRRO: Ufayn oo si aan la arag usoo dhaweysay Murashax Dr. Cali Xaaji Warsame

UFAYN, 06 DECEMBER (ALLSHACABKA) Murashax Madaxweyne Dr Cali Xaaji Warsame ayaa siweyn maantay loogu doodhaweeyey degmada Ufayn ee gobolka Bari. Soodhaweynta Murashax Dr. Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa ka qayb qaatay Isimo, Culimo, Odayaal, Siyaasiyiin, Saraakiil, Haween, Dhallinyaro iyo arday iyagoo si aan horey loo arag murashaxa ugu soodhaweeyey degmada taariikhiga ah ee Ufayn. Dr. […]

December 6th, 2018 | Posted in Wararka,Warbixinno | Read More »

Mareykanka oo ka faa’iideysanaya dhalashada uu Farmaajo ka haysto (WARBIXIN)

GAROOWE, 06 DECEMBER (ALLSHACABKA) War aan ka hellay ilo diblomaasiyadeed gallabta ayaa ii xaqiijiyay in maraykanku doonayo in xal kama danbays ah laga gaadho wada-haladda siyaasadeed ee u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya. Warka aan hellay ayaa ii xaqiijiyay in maraykanku doonayo in wada-hadaladda loo sameeyo jadwal cad oo leh wakhti bilaw iyo dhamaad leh, isla […]

December 6th, 2018 | Posted in Wararka,Warbixinno | Read More »

MUUQAAL+SAWIRRO: Murashax Cali oo booqday Isbitaalka, Eeneeye iyo Beeldaajaha

BOOSAASO, 05 DECEMBER (ALLSHACABKA) Murashax Dr. Cali Xaaji Warsame ayaa kormeeray Cisbitaalka guud ee magaalada Boossaaso, Shirkada Korontada Eeneeye, Rugta ganacsiga iyo goobo kale oo badan oo uu kamid yahay guriga Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin. Kormeerkii Murashax Dr. Cali Xaaji Warsame uu kusoo kala bixiyey qaybo badan oo kamida Magaalada Boosaaso ayaa waxaa kormeerkiisaasi ku […]

December 5th, 2018 | Posted in Muuqaal,Wararka,Warbixinno | Read More »

300x250 ad code [Inner pages]