News By Mohamed Hiras

(MUUQAAL) Sirdoonka CIA-da ee Mareykanka oo malaayiin dollar ku bixisa sameynta aflaamta “argagixisada” ee qoor-goynta
  (Allshacabka) Warar soo ifbaxaya oo laga helay keydadka aflaamta CIA-da oo la jabsaday ayaa waxaa laga dhex helay film muujinaya in sirdoonka Mareykanku ka dambeeyo sameynta filimada qoor-goynta si uu ...
(MUUQAAL ) Alshabaab oo baahisay dagaalkii Saldhigga ciidamada Kenya ee Kulbiyow
(ALLSHACABKA) Sargaalkii hogaaminayay dagaalkaas Sheekh Axmed Iimaan Cali oo ku hadlayay luuqada Kiswahiliga ayaa sheegay qaabkii ay dagaalkaas u qaadeen iyo askartii ay Kenya kaga dileen. Filimkan ayaa muujinaya guulihii Alshabaab ...
DAAWO Riwaayad Uu Prof. Jawaaari Ka Carooday Oo Laga Sii Daayay Universal
(Allshacabka) Riwaayad gaabann oo ka hadleyso go'aanka guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari ee is hortaaga kalsooni ay hesho xukuumadda uu soo dhigay ra'iisul wasaare Kheyre ayaa laga sii ...
Afrikaan helay dheemankii dunida ugu weynaa kii ku xigay Sadaqona ubixiyay
(Allshacabka) Wadaad baadari ah oo kasoo jeeda tuulada Yakadu ee dalkaasi Sierra Leone islamarkaana lagu magacaabo Emmanuel Momoh ayaa helay dhagax dheeman ah oo culeyskiisa lagu qiyaasay 706-karat, waana kii ...
RW Kheyre oo ku baaqay Baaritaanka Qaxootiga Soomaalida ee lagu dilay Xeebaha Yemen.
(Allshacabka) Dowladda Somalia ayaa si kulul u cambaaraysay weerarkii ay Diyaarad Helikoptar ku dishay ugu yaraan 40-Qaxooti Soomaali ah oo la socday dooni maraysay meel ka baxsan Xeebaha Yemen. Waxaa loogu ...
Guddoomiyaha Midowga Afrika oo Muqdisho kasoo dagey iyo Madaxweyne Farmaajo oo xafiiskiisa madaxtooyada ku qaabilay
(Allshacabka) Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa madaxtooyada Villa Soomaaliya ku qaabilay guddoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat oo maanta soo gaaray caasimadda dalka ee Muqdisho. Garoonka diyaaradaha Aadan ...
Dawladda Malaysiya oo Ciidamado u direysa Soomaaliya
(Allshacabka) Wasiirka Gaashaandhigga dalkaasi, Datuk Seri Hishammuddin Tun Hussein ayaa arrinkaasi kaga dhawaaqay mar uu Sii-haya Ku-xigeenka RW Xukuumadda Somalia, Maxamed Cumar Carte kula kulmay magaalladda Kuala Lampur. Wargeyska The Star ...
HOLLAND: Doorashadii dalkaas oo lagu kala baxay iyo xisbigii cunsuriga ahaa oo laga guuleystay
(Allshacablka) Waxaa goor dhaweyd lasoo gabo-gabeeyay doorashadii ka socotay dalkaasi Holland taas oo looga cabsi qabay in talada dalkaasi uu la wareego xisbiga cunsuriga ee uu hoggaamiyo ninka lagu magacaabo ...
(SAWIRO )Sarkaal sare oo ka tirsan ururka Al Shabaab oo xalay lagu toogtey Muqdisho
(Allshacabka) Ciidamada Nabad Sugida qaranka ayaa waxay xalay Magaalada Muqdisho ku toogteen nin la sheegay in uu ahaa sarkaal Ururka Al Shabaab ka tirsanaa, kaasi oo si qarsoodi ah kaga ...
Dowladda Malaysia Oo Kaalmo Dhaqaale Ugu Deeqday Somalia.
(Allshacabka) Dowladda Malaysia ayaa sheegtay inay 100,000 oo Dollar u gudbisay Dowladda Federalka Somalia, si loogu adeegsado Hawlaha loogu gurmanayo dadka ay Abaaraha iyo Macluusha ku hayaan Somalia. Wakiilo ka socday ...

Next Page »
 
/