Home » Ciyaaraha You are browsing entries filed in “Ciyaaraha”

Ciyaarta Finalka Horyaalka Yurub ee Liverpool iyo Real Madrid

GAROWE, 26 MAY 2018 (ALLSHACABKA) Waxaa soo dhowaanaya waqtigii loo balamay in ay dhacdo ciyaarta sida weyn loo dhararayo ee ay isaga horimanayaan kooxaha Liverpool iyo Real Madrid iyadoo ciyaarta ay ka dhacayso garoonka  NSC Olimpiyskiy Stadium magaalada Kiev ee dalka Ukraine. Ciyaartan ayaa  waxaa ay tahay mid si weyn loo hadal hayay maalmihii la […]

May 26th, 2018 | Posted in Ciyaaraha,Wararka,Warbixinno | Read More »

WARBIXIN: Kulanka ugu xiisaha iyo xamaasada badan Banaadir Vs Puntland

MOQDISHO, 18 DECEMBER (ALLSHACABKA) Kulanka xili ciyaareedkaan ugu wayn horyaalka gobolada Soomaaliya ayaa goordhaw wuxuu kadhacaya Garoonka Kooni ee magaalada Moqdisho, kaas oo dhex mari doona maamulada dariska ah ee Galmudug iyo Puntland (Derby) isla markaana ay colaada wayni ka dhexayso. Ciyaartoyda Puntland iyo Galmudug oo waqti dheer ku soo xifaaltamayey Idaacadaha iyo baraha bulshada […]

December 18th, 2017 | Posted in Ciyaaraha,Wararka,Warbixinno | Read More »

Isku aadka wareega 16-ka ee Champions League-ka: Real vs PSG, Chelsea vs Barca

LONDON, 11 DECEMBER (ALLSHACABKA) Waxaa goordhow la sameeyey isku aadka wareega 16-ka ee Koobka Champions League, iyadoo ay isku aadeen kooxo aad loo saadaalinayay inay isku beegmayaan. Kooxda difaacaneysa Koobka Champions League  Real Madrid ayaa ku aaday Kooxda ka dhisan dalka Faransiiska PSG ee sanadkan boqolaalka milyan ku soo iibsatay Neymar iyo Mbappe. Barcelona ayaa […]

December 11th, 2017 | Posted in Ciyaaraha,Wararka,Warbixinno | Read More »

Hordhac: Man United v Man City – Kulanka Manchester Derby Oo Saameynta Ugu Weyn Ku Yeelan Kara Tartanka Horyaalka Premier League Xilli Sharafta Manchester Ay Miiska Saaran Tahay

MANCHESTER, 10 DEC (ALLSHACABKA) Kulanka xili ciyaareedkan ugu wayn horyaalka Premier Leaque ee Manchester Derby ayaa caawa fiidnimada Old Traffrod ku dhex mari doona kooxaha dariska ah isla markaana ay colaada wayni ka dhexayso ee Manchester United iyo Manchester City. Jose Mourinho iyo Pep Guardiola oo waqti dheer ku soo xifiltamayay heerka ugu sareeya kubbada […]

December 10th, 2017 | Posted in Ciyaaraha,Wararka,Warbixinno | Read More »

Real Madrid Oo Ku Kalsoon Saxiixa Kane, Man United Oo Laga Soo Diiday Dalab Rasmi Ah, Arturo Vidal Oo Doonayay Arsenal, Barcelona Oo Doonaysa Xiddig Premier League Ah Iyo Wararkii

PARIS, 22 OCTOBER (ALLSHACABKA)- Wacan oo wanaagsan dhamaan Akhristayaasha aanu jecelnahay meel walba oo aad ka joogtaan dunida waxa aanu idinku salaamaynaa salaanta Islaamka Asalaamu Calaykum warxamatulah. Intaa kadib waxa aanu halkan idiinku soo gudbin doonaa wararkii ugu dambeeyay ee ay wargaysyada adduunku ka qoraan wararka khuseeya ciyaaraha. Suuqa kala iibsiga ayaan furmi doonin ilaa […]

October 22nd, 2017 | Posted in Ciyaaraha,Wararka,Warbixinno | Read More »

Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Heshiiska Uu Xiddiga Arsenal Mesut Ozil Ugu Biirayo Manchester United

PARIS, 20 OCTOBER (ALLSHACABKA) Mesut Ozil ayaa u sheegay asxaabtiisa kooxda Arsenal inuu ku biiri doono Manchester United, sida ay qortay jariirada Daily Mirror. Ozil oo 29 sanno jir ah ayaa diyaar u ah inuu u wareego kooxda Shayaadiinta Cas Cas, waxaana uu kalsooni ku qabaa inuu u wareegi doono Old Trafford. Xiddiga khadka dhexe […]

October 20th, 2017 | Posted in Ciyaaraha,Wararka,Warbixinno | Read More »

PEP GUARDIOLA vs JOSE MOURINHO

April 27 (Allshacabka)- Indhaha oo dhan caawa waxey kusii jeedaan garoonka Etihad Stadium ee magaalada Manchester waxaana ku dagaalami doona caawa koxaha labada ah ee Man United iyo Man City kulan ka tirsan horyaalka Premier League oo kal hore u baaqday. Pep Guardiola ayaa soo dhaweyn doona Jose Mourinho – iyadoo ay xusid mudan tahay iney […]

April 27th, 2017 | Posted in Ciyaaraha,Wararka,Warbixinno | Read More »

Real Madrid vs Barcelona–El-Clasico–Kulanka Go’aamin Kara Mustaqbalka La Liga Ee Xili Ciyaareedkaan

April 23 (Allshacabka)- Real Madrid ayaa gurigeeda kusoo dhaweyn doonta Barcelona, kulanka El-Clasico ee ah kan ugu weyn kubadda cagta, waxaana kulankaan uu kusoo aaday xilli Los Blancos ay 3-dhibcood ka horeyso kooxda reer Catalan, hana iloobin in wiilasha Zidane ay kulan baaqi ah heysstaan. Luis Enrique ayaa leylin doona Barcelona kulankii ugu dambeeyay e El-Clasico […]

April 23rd, 2017 | Posted in Ciyaaraha,Wararka,Warbixinno | Read More »

Arsenal vs Manchester City: Gunners & Citizens kooxdee Finalka FA Cup-ka kula midoobi doonta Chelsea?

April 22 (Allshacabka)- Arsenal ayaa ah kooxda martida loo yahay waxaana la joogaa garoonka Wembley oo ay labada kooxba iska laheyn balse sharci ahaan Gunners ayuu minankeeda yahay, sidoo kalana Arsene Wenger wuxuu rajeynayaa inuu tiigsado finalka tartanka una hanqal taago inuu ku guuleysto markii sadexaad afartii sano ee lasoo dhaafay. Pep Guardiola wali wuxuu ku […]

April 23rd, 2017 | Posted in Ciyaaraha,Wararka,Warbixinno | Read More »

I Was a Muslim in Trump’s White House

In 2011, I was hired, straight out of college, to work at the White House and eventually the National Security Council. My job there was to promote and protect the best of what my country stands for. I am a hijab-wearing Muslim woman––I was the only hijabi in the West Wing––and the Obama administration always […]

February 26th, 2017 | Posted in Ciyaaraha,Muuqaal,News In English,Wararka,Warbixinno | Read More »

300x250 ad code [Inner pages]