Home » Muuqaal You are browsing entries filed in “Muuqaal”

DAAWO Riwaayad Uu Prof. Jawaaari Ka Carooday Oo Laga Sii Daayay Universal

(Allshacabka) Riwaayad gaabann oo ka hadleyso go’aanka guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari ee is hortaaga kalsooni ay hesho xukuumadda uu soo dhigay ra’iisul wasaare Kheyre ayaa laga sii daayay telefshinka Universal. muuqaal loo ekeysiiyay guddoomiye Jawaari isla markaana kula hadlaayo xildhibaano beeshiisa ah ayaa qeyb ka ah Daawo: Majaajilo Gaaban oo ku Saabsan […]

March 27th, 2017 | Posted in Muuqaal,Wararka | Read More »

DAAWO: Gaas “Ninkii wax isku hayaa xisbiyadu waa furan yihiin”

March 25 (Allshacabka), Puntland- Xaflad ka dhacday magaalo madaxda Puntland ee Garowe, ayaa xukuumadda Puntland ku daah-furtay nidaamka dimuqraadiyadda xisbiyada badan gaar ahaan furashada Axsaabta siyaasadda oo muddooyinkii  dambe dadweynuhu aad u hadal hayeen kadib markii ay ka gaabisay dowladdu sida ay sheegeen kuwa dhaliila. Madaxweynaha Puntland, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, xubno katirsan golayaasha […]

March 25th, 2017 | Posted in Muuqaal,Wararka,Warbixinno | Read More »

DHAGEYSO: Dr. Cali Xaaji Warsame, Prof. Jurile iyo Prof. Afyare.

March 24 (Allshacabka)- Kulan wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii maanta iyo dunida, waxaana xarunta BBC ka soo jeedinaya Isla BBC Soomaali. Waxaa Barnaamikaan marti ku ah Dr. Cali Xaaji Warsame, Prof, Jurile iyo Prof, Afyar. Doodaan oo xiiso badan waxaad ku maqlaysaan ansixinta xukuumadda cusub ee Soomaaliya oo in la ansixiyo sugaysa.  Saacada soo socota […]

March 24th, 2017 | Posted in Muuqaal,Wararka,Warbixinno | Read More »

DHEGEYSO-Roob ka guga oo ka curtay qaybo kamid ah gobolada Puntland.

Waaciye, Mar 22 2017-Deegaamo badan oo katirsan gobolada, Awdal, Sanaag, Bari iyo Karkaar ayaa waxaa laga soo sheegayaa roobab ay dadka iyo duunyaduba ku diirsadeen. Mid kamid ah dadka kunool degmada Waaciye ee gobolka Karkaar oo lasoo xiriiray Idaacadda Daljir ayaa ka warbixinaya roob ka da’ay degmadaasi iyo deegaamo hoosyimaada. DHAGEYSO  Xogta roobka gobolada iyo […]

March 22nd, 2017 | Posted in Muuqaal,Wararka,Warbixinno | Read More »

DAAWO: Hillaac oo u heesay Xiddigaha Geeska

DAAWO FANAANKA CODKA MACAAN EE CAANKA AH OO U HEESAY XIDDIGAHA GEESKA Laxariir Allshacabka@yahoo.com Allshacabka1@gmail.com

March 17th, 2017 | Posted in Muuqaal,Wararka,Warbixinno | Read More »

DAAWO: Xafladii Wasiir Axmed Xuseen oo dhameystiran.

14 March  (Allshacabka)- Daawo xafladii wasiirka socdaalka, qaxootiga iyo jinsiyadaha ee dalka Canada Axmed Xusseen loogu qabtay London oo dhameystiran. DAAWO:   Laxariir Allshacabka@yahoo.com Allshacabka1@gmail.com

March 14th, 2017 | Posted in Muuqaal,Wararka | Read More »

DAAWO: Gabar lacag badan ay Puntland uga maqan tahay.

05 March  (Allshacabka)- Aasiyo Salaad Ganni, oo ah gabar Telefishinka Puntland in badan u shaqaynaysay ayaa ka cabanaysa xaq badan oo ka maqan. Waxayna fariin udirtay Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo dhamaan dawladda Puntland iyo shacabkeeda in ay xaqeeda hesho.  DAAWO: Laxariir Allshacabka@yahoo.com Allshacabka1@gmail.com

March 5th, 2017 | Posted in Muuqaal,Wararka,Warbixinno | Read More »

Ex-Somali PM heralds ‘new beginning’ after presidential election win

Mohamed Abdullahi Mohamed’s victory prompts celebrations and hopes he can tackle Somalia’s multiple challenges She did however welcome the election of Farmajo. “History in the making. Lawmakers have clearly chosen the choice of the people. They’ve saved #Somalia!! It is a new dawn, a new beginning!,” she tweeted when the results were announced. This election, […]

February 27th, 2017 | Posted in Muuqaal,News In English,Wararka,Warbixinno | Read More »

DHAGEYSO: Faraweyne oo u waramay Allshacabka.

26 Feb  (Allshacabka)- Gudoomiyaha gudoomiyayaashagobolada Puntland Mudane Faraweyne oo u waramay xogta shacabka Puntland ee Allshacabka.com.  DHAGEYSO Laxariir Allshacabka@yahoo.com Allshacabka1@gmail.com

February 26th, 2017 | Posted in Muuqaal,Wararka | Read More »

I Was a Muslim in Trump’s White House

In 2011, I was hired, straight out of college, to work at the White House and eventually the National Security Council. My job there was to promote and protect the best of what my country stands for. I am a hijab-wearing Muslim woman––I was the only hijabi in the West Wing––and the Obama administration always […]

February 26th, 2017 | Posted in Ciyaaraha,Muuqaal,News In English,Wararka,Warbixinno | Read More »

300x250 ad code [Inner pages]