Home » Wararka You are browsing entries filed in “Wararka”

DHAGEYSO: BARNAAMIJKII SAAKA IYO DUNIDA EE RADIO DALJIR.

Boosaaso, Jan 19 (Allshacabka)-Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee saaka iyo dunida oo aad subax walba ka maqashaan xarumaha Daljir ay kuleedahay Soomaaliya, waxaana xarunta Daljir Boosaaso kasoo jeedinaya Axmed Sheekh Maxamed. DHAGEYSO Laxariir Allshacabka@yahoo.com Allshacabka1@gmail.com

January 19th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Itoobiya oo looga adkaaday Soomaaliya kana digtey in la doorto madaxwyne ka soo jeeda beesha Majeerteen

19 January  (Allshacabka)-Warbixin ay soo saartay Xarunta Wada-xaajoodka, Cilmi-baarista iyo Iskaashiga (The Centre for Dialogue, Research and Cooperation (CDRC) oo Xarunteeda Dhexe ku taallo Caasimadda dalka Ethiopia ayaa waxa si qoto dheer looga hadlay Saadaasha Siyaasadda Somalia iyo Murashaxa noqon kara Madaxweynaha Mustaqbalka ee Somalia. Warbixinta Bilaha ee CDRC oo Cinwaan looga dhigay Waxyaabaha ku […]

January 19th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

CDRC DIGEST: A monthly publication of the Centre for Dialogue, Research and Cooperation (CDRC)

19 January  (Allshacabka)-  CDRC DIGEST: A monthly publication of the Centre for Dialogue, Research and Cooperation (CDRC) J A N U A R Y 2 0 1 7 A S P E C I A L I S S U E I N C O N N E C T I O N W I T […]

January 18th, 2017 | Posted in News In English,Wararka | Read More »

MAQAAL: YAA MUDAN KURSIGA MADAXTOOYADA 2017-2020.?

18 January  (Allshacabka)-BISMILLAAHI RAXMAANI RAXIIM MAQAAL SABTI 14/01/2017 YAA MUDAN KURSIGA MADAXTOOYADA 2017-2020.? ………………………….. Doorashada Golayaasha Dowladda, inta ay tahay waajib Siyaasi oo la gudanayo, ayeey ka badan u tahay wacyi Siyaasi oo ay Soomaalidu gaartay, si kastaa ha u jireen Gafaf dhinacyo badan taabanaya, haddana taariikhda Soomaaliya ma soo marin qorshaha Siyaasi ee aan […]

January 18th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

DHAGEYSO: CAAWA IYO DALJIR OO XIISO BADAN.

Boosaaso, Jan 18 (Allshacabka)-Halkaan ka dhagayso barnaamijkii fiidnimo ee caawa iyo daljir, waxaa barnaamijku caawa idinkaga imaanayaa magaalada Boosaaso waxaana idinla socodsiinaya wariye Axmed Shiikh Maxamed Tallman, waxaad barnaamijka ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka Soomaaliya oo ka kooban, waraysiyo, warbixinno, faalooyin, iyo xogo-dheeraad ah. DHAGEYSO  Laxariir Allshacabka@yahoo.com Allshacabka1@gmail.com

January 18th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

DHAGEYSO: Sheekh Shariif “Anigaa Madaxweyne ah”

18 January  (Allshacabka)- Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo faanay isagoo sheegay in uu Madaxweyne noqonayo. Laxariir Allshacabka@yahoo.com Allshacabka1@gmail.com

January 18th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

DHAGEYSO: VOA oo baahisay qabiilka wax kufsaday.

18 January  (Allshacabka)- Shugri Cabdullaahi Sheekh Cabdirixman waa hooyada dhashey mid ka mid ah labada gabdhood ee kufsi iyo jirdilba loogu gaystey banaanka magaalada Goldogob ee gobolka Mudug. Hooyada ayaa sheegtey in gabadheeda ay 6-da ninba u geysteen faraxumeynta oo siweyn udhaawaceen, kadibna gaarsiiyey dhaawacyo ay ilaa iyo hadda Isbtaal ay la taalo. Waxay sheegtey Shugri […]

January 18th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

SAWIR: Alshabaab oo toogtay Askeri Ugandhis ah.

18 January (Allshacabka)- Ururka Alshabaab ayaa ku soo bandhigay bogooda sawirka iyo muuqaal video ah kaasoo ah dil ay ku fulisay askari u dhashay wadanka Uganda oo muddo kabadan sanad ay heysteen. Muuqaal kooban oo ay baahiyeen ayaa lagu soo bandhigay askarigan oo magaciisa lagu sheegay Masassa kaasoo ka mid ahaa ciidamadii ka howlgalayay saldhig ciidan […]

January 18th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Somalia seeks US$864 million in humanitarian aid as 3 million people face biting drought

JAn 18 (Allshcabka) Aid agencies  in Somalia have appealed  US$864 million in relief aid to reach 3.9 million urgently to save lives , OCHA Somalia said on Tuesday when it launched the Humanitarian Response Plan for Somalia for 2017 Mogadishu. “The humanitarian situation remains grim for millions of Somalis. We are faced with a slight […]

January 18th, 2017 | Posted in News In English,Wararka | Read More »

Tirada Dadka Shacabka ah ee Amisom laysay oo Lasoo bandhigay

Jan 18 (Allshacabka) Warbixin uu Xoghaayaha Guud ee QM u gudbiyey Golaha Ammaanka ee QM ayaa lagu sheegay inay Ciiddanka Dowladda Somalia iyo kuwa Hawlgalka AMISOM dileen 92-qof oo rayid ah afartii bilood ee ugu dambaysay sannadkii 2016-kii. Warbixinta oo ka koobnayd 20-bog waxaa lagu xusay inay Ciiddanka Boliska iyo kuwa Milliteriga ee DF mas’uul […]

January 18th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

300x250 ad code [Inner pages]