Home » Warbixinno You are browsing entries filed in “Warbixinno”

SAWIRRO: Kulankii Himilada iyo Hammiga Jaamacada East Africa University ee Murashax Dr. Cali Xaaji Warsame.

GAROOWE, 16 DECEMBER (ALLSHACABKA) Murashaxa Madaxweyne Puntland Dr. Cali Xaaji Warsame ayaa caawa December, 16, 2018 waxa uu caasimadda Garoowe ee Puntland kaga qayb galay kulanka Jaamacada East Africa ee himilada Murashaxa iyo hammiga shacabka, kulankaas oo ay ka qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada Garoowe iyo guud ahaan Puntland iyadoo ay kulanka soo […]

December 16th, 2018 | Posted in Wararka,Warbixinno | Read More »

DHAGEYSO: BARNAAMIJKII SAAKA IYO DUNIDA EE DALJIR

GAROOWE, 17 DECEMBER (ALLSHACABKA) Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga soo daadihinaya cXakiin Xuseen Xasan. Barnaamijka Saaka iyo Dunida waxaad saaka ku maqli doontaan wararka Soomaaliya iyo caalamka ugu waaweyn oo aad u xiiso badan. Sidoo kale […]

December 16th, 2018 | Posted in Wararka,Warbixinno | Read More »

Gudoomiye Mursal oo weli ku jira xabsi guri

MUQDISHO, 16 DECEMBER (ALLSHACABKA) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa weli ku jira xaalad go’doon ah, tan iyo markii Arbacadii la soo dhaafay uu ka soo guuray hoygii uu ka degenaa Madaxtooyada, halkaasoo lagu geliyay go’doon. Ciidamada ammaanka ayaa weli u xiran jidka loo maro halka uu degan yahay Guddoomiyaha, […]

December 16th, 2018 | Posted in Wararka,Warbixinno | Read More »

INTERNATIONAL PARTNERS CONCERNED OVER RECENT EVENTS IN SOMALIA’S SOUTH WEST STATE.

14 Dec 2018 INTERNATIONAL PARTNERS CONCERNED OVER RECENT EVENTS IN SOMALIA’S SOUTH WEST STATE. Mogadishu – The following international partners* (listed below) are concerned about the recent events in South West State. We extend our deepest condolences for the death of the South West State assembly member and others who have died in the violence […]

December 14th, 2018 | Posted in News In English,Wararka,Warbixinno | Read More »

DHAGEYSO: Gudoomiyaha Baarlamaanka xabsiga kujira oo hadlay markii ugu horeysay

Afhayeenka baarlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa idaacadda VOA siiyey wareysi dhinacyo badan taabanaya, xilli uu gacanta ku hayo mooshin ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya. Guddoomiyaha ayaa sheegay in xildhibaanada ay xaq u leeyihiin inay baarlamanka horgeeyaan mooshin, isaga oo intaas ku daray inay doonayaan inay wax saxaan. Mursal ayaa sidoo kale wareysigan uga […]

December 13th, 2018 | Posted in Wararka,Warbixinno | Read More »

Xariga Maansuur oo dawladdu ka hadashay iyo Raaboow oo la dhigay xabsi Muqdisho

MUQDISHO, 13 DECEMBER (ALLSHACABKA) Diyaarad nooca dagaalka ah oo siday Mukhtaar Rooboow ayaa goordhaweyd ka degtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Mukhtaar Rooboow ayaa waxaa Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda kasoo xireen Magaalada Baydhabo, halkaasi oo uu ka waday ololo uu ku doonayey in uu ku qabto xilka madaxweynenimo ee Maamulka Koonfur Galbeed […]

December 13th, 2018 | Posted in Wararka,Warbixinno | Read More »

Mursal oo u dacwooday Cabdi Xaashi

GALKACYO, 12 DECEMBER (ALLSHACABKA) Faah faahin ayaa ka soo baxaya kulan shalay dhex maray Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee xayiraada saaran tahay Maxamed Mursal. Kulankan ayaa looga hadlayay xalinta khilaafka ka dhashay Mooshinka uu qabtay Guddoomiye Mursal iyo xiisadaha hareeyay. Warar ku dhow dhow labada dhinac ayaa xaqiijinaya in […]

December 12th, 2018 | Posted in Wararka,Warbixinno | Read More »

LIX ASTAAMOOD OO AY ISKA SHABAHAAN LABADAN HOGAAMIYE

GAROOWE, 11 DECEMBER (ALLSHACABKA) LIX ASTAAMOOD OO AY ISKA SHABAHAAN LABADAN HOGAAMIYE. Intaan Hogaamiye arkanay Lama Arag Labadan Hogaamiye kuwa la mid ah Waxayna Iska Shabahaan Lixdaan Astaamood. 1.Aqoon Diin iyo Maadi 2.Karti 3.Wadaninimo 4.Geesinimo 5.Islaam Jeceyl 6.Daacadnimo ERDOGAN MADAXWEYNAHA TURKIGA Erdogan Aabbihiis wuxuu ahaa Qareen, Garsoore Sharci Yaqaan ah Diintana aad ugu Adag , […]

December 11th, 2018 | Posted in Wararka,Warbixinno | Read More »

DHAGEYSO: Qaabka amniga doorashada Puntland loo sugayo

GAROOWE, 11 DECEMBER (ALLSHACABKA) Taliyaha sugidda amniga xiliga doorashada Puntland ee 2019 Cabdirisaaq Siciid Diiriye Faarax ahna taliyaha ciidanka badda Puntland (PMPF) iyo wasiirka amniga puntland iyo maamulka gobolka Nugaal ayaa shir jaraa’id maanta ku qabtay magaalada Garoowe ee Caasumada Puntland. Wasiirka amniga Puntland Axmed Cabdulaahi Yuusuf Dowlad iyo Sareeye Gaas Cabdirisaaq Diiriye taliyaha amniga doorashooyinka […]

December 11th, 2018 | Posted in Wararka,Warbixinno | Read More »

DEG DEG: Mursal oo mooshin laga keenay iyo malaayiin doolar oo Moqdisho lagu qaybinayo

MUQDISHO, 09 DECEMBER (ALLSHACABKA) Wararka hadda naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in malaayiin doolar caawa lagu qaybinayo Villa Haregysa oo hadda xarun u ah mucaaradka kasoo horjeeda Gudoomiyaha Baarlamaanka dawladda federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Cabdiraxmaan. Maantay ayaa Xildhibaano gaaraya 92 Xildhibaan u gudbiyeen Gudoomiyaha Baarlamaanka dawladda federalka Soomaaliya Maxamed Mursal Cabdiraxmaan kaas oo […]

December 9th, 2018 | Posted in Wararka,Warbixinno | Read More »

300x250 ad code [Inner pages]